WAJAALE NEWS

Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska oo Gaadhay Magaalada Gabiley

Gabiley (WJN)- Wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo uu weheliyo Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Cabdiraxmaan Liibaan “Fooxle” iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska, ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley, iyagoona kormeer ku tagay xarumaha Ciidamada ee magaaladaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version