|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska oo Gaadhay Magaalada Gabiley
March 11, 2019 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- Wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo uu weheliyo Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Cabdiraxmaan Liibaan “Fooxle” iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska, ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley, iyagoona kormeer ku tagay xarumaha Ciidamada ee magaaladaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|