DILLA(W,N) Maamulka degmada dilla ee gobolka awdal ayaa ka hadlay warar maalmihii udanbeeyay laysla dhexmarayay oo sheegaya in deegaanka dilla lagaga dhawaaqay jabhad kasoo horjeeda xukuumada somaliland.
Maamulka degmada dilla ayaa sheegay in aanay jirin wax jabhad ah oo lagaga dhawaaqay deegaanada ay maamulaan islamarkaana wararkaasi ay been yihiin
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;