WAJAALE NEWS

Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo Af-lagaadeeyay Xildhibaanada Golaha Wakiilada

Burco (WJN)- Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Cabilaahi Abokor Cismaan ayaa af lagaado kula kacay xildhibaanada golaha Wakiilada isagoo ku eedeeyay in yihiin qaar aan aqoon u lahayn sharciyada ay dejiyaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/aGRO5fL14yY

Exit mobile version