|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo Af-lagaadeeyay Xildhibaanada Golaha Wakiilada
November 19, 2018 - Written by Reporter:Burco (WJN)- Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Cabilaahi Abokor Cismaan ayaa af lagaado kula kacay xildhibaanada golaha Wakiilada isagoo ku eedeeyay in yihiin qaar aan aqoon u lahayn sharciyada ay dejiyaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/aGRO5fL14yY Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|