WAJAALE NEWS

Gudi Isku Xilqaantay Dhexdhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Madaxwaynaha!’

HARGAYSA(W,N)-Ganacstado iyo odoyaal kazoo jeeda beesha isaxaaq oo isku xil qaamay dhexdhexaana khilaafka cakiran ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ayaa ka warbixiyay kulan ay la yesheen madaxwaynaha sheegayna in dadkii ku dhintay mudo haraadkii mucaaridka sameeyeen iyo kuwii ku dhaawacmayba magtooda xukuumadu bixinayso.

Sidoo kale gudidan ayaa sheegay in ay ku rajo wayn yihiin in ay damiyaan khilaafka labadan dhinac iyo mushkilado kale oo ka dhasha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version