WAJAALE NEWS

“Hal Hayska Sanadkan Ee Xukuumada Muuse Biixi Waxaa La Yidhaa Horaa Loo Soconayaa”..Wasiir Koore

Hargaysa (W,N) – Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa sheegay in hal hayska Sanadkan ee Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Hogaaminayo la yidhaahdo Horaa Loo Soconayaa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/1NFXAkkz4Es

Exit mobile version