GABILEY(W,N) Wasiirka wasaarada horumarinta Somaliland ayaa maanta socdaal kutagay magaalada gabiley isagoo dadwaynaha reer gabiley kala qaybgalay barmaamijka iskaa wax uqabso ee lagu dhisayo dhismaha dayrka dugsiga hoose dhexe ee new gabiley
Wasiirka wasaarada maaliyada oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo dadwaynaha ayaa halkaasi ka bilaabay dhismaha dayrka oo galay wajigii labaad
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;