|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Maaliyada Jsl Oo Dadwaynaha Reer Gabiley Kala Qayb-Galay Barnaamijkii Iskaa Wax U Qabso Ee Lagu Dhisayo Dayrka Dugsiga New Gabiley.
October 18, 2018 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Wasiirka wasaarada horumarinta Somaliland ayaa maanta socdaal kutagay magaalada gabiley isagoo dadwaynaha reer gabiley kala qaybgalay barmaamijka iskaa wax uqabso ee lagu dhisayo dhismaha dayrka dugsiga hoose dhexe ee new gabiley Wasiirka wasaarada maaliyada oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo dadwaynaha ayaa halkaasi ka bilaabay dhismaha dayrka oo galay wajigii labaad HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:HALKAN KA DAAWO: MARWADA KOOWAAD EE SOMALILAND MARWO AAMINA WERIS OO MAANTA DHAGAXDHIGTAY DHAKHTAR C... Maamulka & Shacabka Magaalada Gabiley Oo Sida Wada Jir Ah Uhirgaliyay Dhir Beeris Lagu Samaynayo Jid... “Reer Awdalow Waad Aragteen Xukuumaddii Kulmiye Ee Muuse Hoggaaminayey, Maanta Waxa Aynu Doonaynaa I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|