HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo ku hadlay afka xukumada islamarkaana ahaa xubnhii isku soo dhaweeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee jsl ayaa ka hadlay kulankii caawa dhexmaray hogaanka xisbiyada mucaaridka ah iyo madaxwaynaha jsl oo xisbiyadu sheegeen in uu kusoo dhamaaday natiijo la,aan
Hadaba siyaasi warancade ayaa isku si kale uga hadlay isagoo sheegay in kulamo danbe layskugu iman doono.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;