HARGAYSA(W,N) Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo uu weheliyo gudoomiyaha degmada ibraahim koodbuur ayaa shacabka caasimada ugu baaqay in qashinta aan lagu daadi meel aan ku haboonayn isla markaana ay geeyeen goobohii loogu talo galay
Sidoo kale maayarka caasimada ayaa digniin udiray dadwaynaha ka dhow wadooyinka ay dhismayaashu ka socdaan ee kala ah degmooyinka koodbuur iyo maxamed mooge gaar ahaan dadka wadada agagaarkeeda ka agdhistay jiingadaha iyo
Dhanka kale maayarka caasimada ayaa gaadiidlayda booyadaha ugu baaqay in ay ka guuraan halka ay hada istaanka ka dhigteen ee wadada maansoor agteeda una wareegeen halka looga sameeyay istaagan cusub ee xaafada gantaalaha .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;