WAJAALE NEWS

Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Shaacisay In Ay Bilaabayso Wadada Cabaaye Iyo fariinta ay Udireen Dadka Degan Agagaarkeeda,

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa yaa ka hadlay dawlada hoose oo bilaabaysa dhismaha wadada xaaada cabaaye oo ah wado muhiim ah

Sidoo kale maayarka caasimada ayaa dadka degan agagaarka wadada ugu baaqay in ay ka furtaan dhismayaasha ku hareraysan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version