DAAWO; Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Fariimo kala duwan Udiray Bulshada Ku Dhaqan Caasimada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Fariimo kala duwan Udiray Bulshada Ku Dhaqan Caasimada
March 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo uu weheliyo gudoomiyaha degmada ibraahim koodbuur ayaa shacabka caasimada ugu baaqay in qashinta aan lagu daadi meel aan ku haboonayn isla markaana ay geeyeen goobohii loogu talo galay

Sidoo kale maayarka caasimada ayaa digniin udiray  dadwaynaha ka dhow  wadooyinka ay dhismayaashu ka socdaan ee kala ah degmooyinka koodbuur iyo maxamed mooge gaar ahaan dadka wadada agagaarkeeda ka agdhistay jiingadaha iyo

Dhanka kale maayarka caasimada ayaa gaadiidlayda booyadaha ugu baaqay in ay ka guuraan halka ay hada istaanka ka dhigteen ee wadada maansoor agteeda una wareegeen halka looga sameeyay istaagan cusub ee xaafada gantaalaha .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS