HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa shaaciyay qodobo kazoo baxay fadhigoodii kaasi oo ay ku go,aamiyeen in degmada ibraahim koodbuur oo kala qaybin doono laba degmo
Sidoo kale maayarka caasimada hargaysa ayaa magacaabay gudi soo diyaarin doonta kala xadaynta degmada cusub iyo koodbuur iyo magacaba loo bixiin doono.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;