WAJAALE NEWS

DAAWO;“Madaxwayne Goleyaasha Deegaanka Saxeexa Ka Jooji,Hanti Dhowrkuna Ha Noqdaan Kuwo Cadaalad Ushaqaynaya.”Siyaasi Axmed Kayse,

GABILEY(W,N) Siyaasi Axmed Maxamed Bookh (Axmed kayse) oo kamida siyaasiyiinta gobolka gabiley ayaa fariin culus udiray Madaxwaynaha somaliand isagoo usoo jeediyay in uu bulshada kasoo gaadho golayaasha deegaanka oo wakhtigii La doortay uu   dhamaaday saxeexana ka joojiyo maadaama aanay ahayn sharci.

Sidoo kale Siyaasi Axmed Kayse ayaa sheegay in laba bilaabo 29 bishan aanay aqoonsanayn golaha deegaanka gabiley.

Dhanka kale siyaasi Axmed Kayse ayaa hanti dhowrka guud ee qaranka ku eedeeyay in aanay cadaalad ahayn talaabooyinka ay qaadayaan balse ay cir gaara uu ku bartilmaameedsanayaan

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

Exit mobile version