WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyay Sedex Mashruuc Oo Tartan Loo Gali Doono+Tirada Shiradaha!

HARGAYSA(W,N)-Gudida qandaraasyada qaranka somalland ayaa maanta shaaciyay sedex mashruuc oo tartan loo gali doona dhismahooda kuwaasi oo ah wasaaradaha dalka iyo xafiiska badhasaabka gobolka maroodi.

Gudoomiyaha gudidan qandaraasyada ayaa faah faahin ka bixiyay tartanka loo gali doono iyo tirada shirkadaha soo xaraysay arjiga codsiga tartamayaasha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version