|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;“Madaxwayne Goleyaasha Deegaanka Saxeexa Ka Jooji,Hanti Dhowrkuna Ha Noqdaan Kuwo Cadaalad Ushaqaynaya.”Siyaasi Axmed Kayse,
March 30, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Siyaasi Axmed Maxamed Bookh (Axmed kayse) oo kamida siyaasiyiinta gobolka gabiley ayaa fariin culus udiray Madaxwaynaha somaliand isagoo usoo jeediyay in uu bulshada kasoo gaadho golayaasha deegaanka oo wakhtigii La doortay uu dhamaaday saxeexana ka joojiyo maadaama aanay ahayn sharci. Sidoo kale Siyaasi Axmed Kayse ayaa sheegay in laba bilaabo 29 bishan aanay aqoonsanayn golaha deegaanka gabiley. Dhanka kale siyaasi Axmed Kayse ayaa hanti dhowrka guud ee qaranka ku eedeeyay in aanay cadaalad ahayn talaabooyinka ay qaadayaan balse ay cir gaara uu ku bartilmaameedsanayaan Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;
Related posts:DAAWO;-Gudoomiyaha Kulmiye Ee Dalka Sweden Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Kulan Ay... Xukuumadda oo xidh xidhay guddidii Booyadlayda maalintii sadexaad Mudaharaadaysa,iyo maayirka oo xag... Sababaha Kalifay In Beesha Caalamku Sidan Ugu Soo Tafa-Xaydato Qabsoomida Doorashooyinka Somaliland: COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|