JABUUTI(W,N) Wasiirka isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali sheekh cabdilaahi suufi oo safar shaqo ku tagay dalka jabuuti ayaa maanya kulan layeeshay dhigiisa dalka jabuuti oo isagu lahaa martiqaadka wasiirka.
Sidoo kale waxaa kulanka wasiirada isgaadhsiinta Somaliland iyo jabuuti ku weheliyay safiirka Somaliland ujooga jabuuti iyo xubo kale oo muhiim ah
Wasiirka isgaadhsiinta Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ay kawada hadleen dhigiisa Dalka jabuuti
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;