WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Jabuuti Oo Qaabiley Dhigiisa Arimaha Somaliland Oo Ku Sugan Jabuuti!

JABUUTI(W,N)-Wasiirka Arimaha dibada Dalka Djibouti Mohamud Ali Yusuf ayaa qaabilay dhigiisa Arimaha  Somaliland Dr Ciise Keyd Mahamud oo safar ku jooga caasimada somaliland.

Weftig Somaliland oo uu sidoo kale ka mid yahay wasiirka gaashaandhiga ayaan la faahfaahin waxa ay labada dhinac ka wada hadleen, balse qoraal kooban oo warbaahinta bulshada uu ku baahiyey Wasiirka arimaha dibada Djibouti ayaa uu ku sheegay in booqashada weftiga SL ay qaadan doonto muddo 72 saacadood ah.

Exit mobile version