JABUUTI(W,N)-Wafti Uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada Somaliland oo ay weheliyaan wasiirka gaashaandhiga, Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland iyo xubno kale ayaa gaadhay dalka jabuuti halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen madax katirsan xukuumada jabuuti
Ujeedada safarka waftiga ka socda xukuumada Somaliland ay ku tageen dala jabuuti ayaan la shaacin waxa ay daaran tahay iyo cida ay ka heleen casuumada ay ku tageen jabuuti.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;