JABUUTI(W,N) Wasiirada arimaha dibada ee Somaliland iyo jabuuti ayaa siwada jir ah uga warbixiyay safarkii madaxwaynaha somaliland ku tagay dalka jabuuti halkaasi oo waftiga madaxwaynaha uu ku qaabiley dhigiisa dalka jabuuti ismaaciil cumar geele.
Wasiirada ayaa ka hadlay arimaha ay ka wada hadli doonaan labada madaxwayne
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;