HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed khaliif oo kamid ah mudanayaasha golaa wakiilada Somaliland ayaa madal uu maanta madaxwayne kuxigeenka Somaliland ku sugnaa ka kaga hadlay dhacdada askari ciidanka katirsanaa oo gaadhii uu waday oo la dhacay dawlada ku xukuntay in uu bixiyay magata askartii ku dhimatay iyo kuwii ku dhaawacmay isaga lagu xukumay afar sano oo xabsi ah taasi oo dhaawacii soo gadhay uu la curmaayay
Sidoo kale xildhibaanka ayaa sheegay in uu booqday askariga oo isaga oo sil siladaysan lagu dawaynayo cisbitaalka, isagoo madaxwayne kuxigeenka Somaliland ka codsaday in hoos loo eego xaalada askarigan.