|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Jabuuti Iyo Arimaha Ay Ka Wada hadleen!
March 10, 2019 - Written by Editor:JABUUTI(W,N) Wasiirka isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali sheekh cabdilaahi suufi oo safar shaqo ku tagay dalka jabuuti ayaa maanya kulan layeeshay dhigiisa dalka jabuuti oo isagu lahaa martiqaadka wasiirka. Sidoo kale waxaa kulanka wasiirada isgaadhsiinta Somaliland iyo jabuuti ku weheliyay safiirka Somaliland ujooga jabuuti iyo xubo kale oo muhiim ah Wasiirka isgaadhsiinta Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ay kawada hadleen dhigiisa Dalka jabuuti HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:"Cawil waa nin Qaldi kara oo Haduu Doono Dhegihiisa Qabsan kara Muuse, Lakiin Professor Samater qof ... DAAWO; Muuqaaladii Ugu Saamaynta Bednaa Ee Soo Dhawayntii Madaxwaynaha jsl Madaarka Ilaa Madaxtooy... Madaxweyne ku-xigeenka Jsl Oo Degmada Kala-baydh Kusoo Dhaweeyey Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|