Borama (WJN)- Masuuliyiin ka socda xisbiga muxaafidka ah ee dalka Jabuuti, ayaa maanta magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal kaga qayb galay Shirweynaha 6aad ee Xisbi xaakimka talada Somaliland haya ee Kulmiye, iyagoona madashaasi khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
WAJAALENEWS DESK
BORAMA OFFICE
WAJALENEWS@GMAIL.COM