WAJAALE NEWS

Daawo: Dawlada Imaaraadka Oo Fashilisay Cida Saxeexday Heshiiska Dekeda Berbera

Hargeysa (W,N):- Wasiirul dawlaha wasaarada arimaha dibada ee dalka Imaaraadka carabta Anwar Maxamed Qarqaash ayaa waxaa uu sheegay in heshiiska Dekada Berbera ee Dp World ay ogolaatey dawladii hore ee Soomaaliya isla markaana ay ka wada hadleen xukuumadii Xassan Sheekh Maxamuud.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version