WAJAALE NEWS

Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Sweden Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shacabka Jsl Munaasibada Xuska 18may Awgeed.

SWEDEN(W,N)-Safiirka Jamhuuriyada Somaliland Ufadhiya Dalka Sweden Ambasador Sakariye Xasan Wacays Ayaa Shacabka Somaliland udiray Dhambaal hambalyo ah xuska 29aad Ee Qaranimada Somaliland ee 18may oo ku beegan Maalinta Bari Ah.

Sidoo kale Ambasador Sakariye Xasan Wacays ayaa shacabka somaliland ujareeyay guul iyo barwaaqo in ay ku gaadhaan sanadkaa sanadkiisa.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version