WAJAALE NEWS

Shacabka Magaalada Saylac Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya

SAYLAC(W,N)-shacabka Gobolka salel ah  ah  oo ay hoggaaminayaan Maamulka Gobolka salel iyo ka Degmada saylac, madax Dhaqmeed, Cuqaal waxgaradka kala Duwan,  taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee Gobolka salel  iyo Qaybaha Bulshada Gobolka  oo ku lebbisan Astaan calanka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si mug iyo miisaan le u muujiyay Taageeradooda Heshiiskii is Af-Garad ee Madaxwaynaha JSL H. E muuse Biixi Cabdi  iyo Raysalwasaaraha Dawlada Federaalka  Ethiopia ee magaalada Adisababa ka Dhacay  Horaanti Bishan January 2024.

 

Exit mobile version