WAJAALE NEWS

DAAWO;-Ajaanibka Ku Sugan Caasimada Somaliland Oo Ka Markhaati Kacay Nabada Iyo Xasiloonida Jsl!

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ajaanibka caalamka ka yimaada ee somaliland ku sugan caasimadeeda ayaa badi iyagoo wadan wax ilaalo ah iska dhex lugeeya suuqyada badhtahama hargaysa.

Qaarkamid cadaan ku sugan somaliland ayaa ka warbixiyay nabada somailand iyo sida ay usoo jeedanayso indhaha caalamka

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

 

Exit mobile version