WAJAALE NEWS

Abwaan Axmed Saleebaan Bide Oo Qaab Suugaanaysan Uga Hadlay Khilaafka Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Jsl.

HARGAYSA(W,N)- Abwaan Axmed Saleebaan Bide oo ah mid ah abwaanada Rugcadaaga ah ee gayiga somalida ayaa Qaab suugaanaysan u cabiray xaalada siyaasadeed ee somaliland iyo khilaafka udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale abwaan Axmed Saleebaan Bide ayaa ka sheekeeyay marxaladihii loosoo maray xoriyada Somaliland iyo qaababkii ay dadka ula dhaqmi jireen guumaystihii ingiriiska iyo taliskii Siyaad bare.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version