WAJAALE NEWS

Maayarka Caasimada Oo Bilad Sharaf Ku Maamuusay Oday 80jir Oo Wadooyinka Hargaysa Hagaajiya.

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa maamuusay oday 80jir oo mudo sodon sano ka badan haaajiyada wadooyinka magaalada hargaysa si taba rucaad ah.

Maayar mooge oo ka hadlay munaasibada uu ku maamusay oday ayaa fariin udiray dadka dhaliila dawlada hoose halka odayga 80jirka ahina uu ka shaqeeyo hagaajinta wadooyinka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version