|
|||||
WAJAALE NEWS
Xubno Ka Socda Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Jabuuti oo Ka Qayb Galay Shirweynaha KULMIYE
February 25, 2019 - Written by Reporter:Borama (WJN)- Masuuliyiin ka socda xisbiga muxaafidka ah ee dalka Jabuuti, ayaa maanta magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal kaga qayb galay Shirweynaha 6aad ee Xisbi xaakimka talada Somaliland haya ee Kulmiye, iyagoona madashaasi khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
WAJAALENEWS DESK BORAMA OFFICE WAJALENEWS@GMAIL.COM COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|