WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Somaliland oo Laba Mishiin Ku Wareejiyay Wakalada Biyaha Gabiley

Gabiley (WJN)- Wasiirka horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali “Koore” oo uu weheliyaan Wasiirka wasaarada Isgaaadhsiinta Maamulka Gobolka Gabiley, ayaa maanta laba mishiin ku wareejiyay Maareeyaha Wakaalada Biyaha Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version