Wasiirka Biyaha Somaliland oo Laba Mishiin Ku Wareejiyay Wakalada Biyaha Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha Somaliland oo Laba Mishiin Ku Wareejiyay Wakalada Biyaha Gabiley
February 14, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Wasiirka horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali “Koore” oo uu weheliyaan Wasiirka wasaarada Isgaaadhsiinta Maamulka Gobolka Gabiley, ayaa maanta laba mishiin ku wareejiyay Maareeyaha Wakaalada Biyaha Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS