BERBERA(W,N)-Maayarka magaalada berbera oo ay weheliyaan maamulka gobolka ayaa dhagax dhigay dhul balaadhan oo loogu talo galay gawaadhida xamuulka ah.
Masuuliyiina berbera ayaa ka hadlay dhagax dhigan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/yO-ZbbBFtAY