Hargaysa(W,N) Xoghayaha Dawlada Hoose ee caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa ka warbixiyay dawlada hoose oo daamurkii ugu badnaa lasoo degtay iyo jidadka ay damacsan yihiin in bilaabaan dhismahooda.
Sidoo kale xidlhibaan cabdicasiis aadan habane(sisto) iyo xildhibaan xasan cabdi cali (xasan shahar) ayaa dhankooda ka hadlay dhaliilaha ay dadka qaar usoo jeediyaan iyo waxa uqabsoomay dalka hoose mudadii ay golaha deegaankani joogeen,
Halkan ka Daawo muuqaalka warkan;