WAJAALE NEWS

Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Lasoo Degtay Qalabkii Ugu Tirada Badnaa Ee Dhismaha Wadooyinka

GABILEY(W,N)-Dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa alasoo degtay qalabki ugu tirade badnaa ee dhismaha wadooyinka

Maamula dawlada hoose ee gabiley oo uu gadhwadeen ka yahay maayar axmed ciisood oo xilka maayarnimo hayay mudo laba bilood ah ayaa maanta soo bandhigtay qalab tiro badan oo ay soo iibsatay.

Sidoo kale madaxdhaqameedka gobolka iyo maamulka gobolka ayaa soo dhaweeeyay talaabadan ay qaadan dawlada hoose ee gabiley.

Exit mobile version