|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargaysa Oo Daamurkii Ugu Badnaa La Soo Degtay Iyo Masuuliyiin Ka Warbixiyay.
February 12, 2019 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Xoghayaha Dawlada Hoose ee caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa ka warbixiyay dawlada hoose oo daamurkii ugu badnaa lasoo degtay iyo jidadka ay damacsan yihiin in bilaabaan dhismahooda. Sidoo kale xidlhibaan cabdicasiis aadan habane(sisto) iyo xildhibaan xasan cabdi cali (xasan shahar) ayaa dhankooda ka hadlay dhaliilaha ay dadka qaar usoo jeediyaan iyo waxa uqabsoomay dalka hoose mudadii ay golaha deegaankani joogeen, Halkan ka Daawo muuqaalka warkan;
Related posts:BOORAMA:- Nuxurka Kulan Qado ah oo Dhex- maray Guddoomiye Cirro iyo Cabdiraxmaan aw-Cali Faarax+SAWI... “Waxaan Haweenka U Sheegayaa In Shaqada Korontada Ayna Ahayn Mid Adag, oo Ay Tahay Mid Siinaysa Habl... DAAWO; Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Markii Uhoraysay ka Hadlay Siidayntiisii Iyo Kulan Uu la Yeeshay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|