WAJAALE NEWS

Mid Kamida Shaqaalihii Wasaarada Qorshaynta Oo Noqday Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Iyo Dareenka Uu ka Bixiyay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagaacabay!

HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha somaliland ayaa maanta agaasimaha guud ee wasaarada qorshanta qaranka umagacaabay mubaarik Cabdilaahi  xuseen oo hore uga mid ahaa shaqaalaha wasaarada qorshaynta qaranka

Agaasimaha guud ee wasaarada qorshaynta ayaa ka dareen celiyay xilka madaxwaynuhu umagacaabay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version