LAASCANOOD(W,N) Askarigii ka tirsanaa qaybta booliska ee Gobolka Sool ee dhowaan ay afduubteen kooxdii tuugada ahayd ee ka xadday sanduuqa diiwaangelinta magaalada Laascaanood ayaa maanya xoriyadiisii dib u helay, waxana odayaasha Degmada boocame ay ku wareejiyeen wasiirul dawlaha Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md Maxamed Axmed Aadan.