Hargeysa (WJN) – Waxaa maanta si rasmi ah xilalkii ula kala wareegay Agaasimeyaasha Wasaaradaha Arrimaha dibada iyo deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland, waxaana xilalkaasi ukala wareejiyay wasiirka wasaarada deegaanka iyo wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha dibada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka