Hargeysa (WJN)- Waftigii ka socday kiladhka Oromada dalka Itoobiya ee Hargeysa ku suganaa ayaa saaka kulan balaadhan la qaatay golaha Guurtida Somaliland.
Dhinaca kale Waftigan Oromada ah ayaa ka hadlay colaada u dhaxaysa Qowmiyadaha Soomalida iyo Oromada ee deegaanka Mooyaale, Iyagoona sheegay in colaada deegankaasi si dhakhso ah loo soo afjari doono islamarkaana ay labada dhinac iskaashanayaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka