HARGAYSA(W,N)-Waftigii madaxdhaqameedka ahaa ee kasoo kicitimay magaalo madaxda somaliya ee muqdisho islamarkaana somaloland uyimid dhexdhexaadka colaada magaalada laascanood ayaa maanta kulan la qaatay shir gudoonka golaha guurtida somaliland.
Madax-dhaqameedkii Kasoo Kicitimay Muqdisho Oo Kulan La Qaatay Golaha Guurtida Somaliland.
