WAJAALE NEWS

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Hadal Uu Shalay Yidhi Oo Siyaabo Kale Loo Fasirtay.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta somailand saleebaan cali koore ayaa sharaxaad ka bixiyay eedo uu shalay ujeediyay maamulka somaliya oo siyaabo kale loo fasirtay, isagoo sheegay in aanu ku diganayn shacabka somaliya ee dhibaataysan balse uu madaxdooda ku dhaliilay wax uqabasho la,aanta shacabkooga iyo hadalka arimaha somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version