Waftigii Madax-dhaqameedka Oromada oo Kulan La Qaatay Golaha Guurtida Somaliland, Baaqna Ka Soo Saaray Colaada Mooyaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Madax-dhaqameedka Oromada oo Kulan La Qaatay Golaha Guurtida Somaliland, Baaqna Ka Soo Saaray Colaada Mooyaale
December 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Waftigii ka socday kiladhka Oromada dalka Itoobiya ee Hargeysa ku suganaa ayaa saaka kulan balaadhan la qaatay golaha Guurtida Somaliland.

Dhinaca kale Waftigan Oromada ah ayaa ka hadlay colaada u dhaxaysa Qowmiyadaha Soomalida iyo Oromada ee deegaanka Mooyaale, Iyagoona sheegay in colaada deegankaasi si dhakhso ah loo soo afjari doono islamarkaana ay labada dhinac iskaashanayaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS