Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in ay kala hadleen waftigii ka socday Kilidhka Oromada Itoobiya xiisada dagaal ee ka taagan deegaanka Mooyaale ee u dhaxaysa Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka