Hargeysa (WJN)- Waxaa caasimada Somaliland ee Hargeysa si rasmi ah maanta uga furmay Shirweynaha maayirada gobolada Dalka.
Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen badi Maayirada dalka, Masuuliyiin ka kala socda Wasaaradaha Caafimaadka, Qorshaynta iyo Wasaarada arrimaha Gudaha, ayaa looga hadlayay nidaamka Siyaada maamul daadejinta Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka