Shirka Maayirada Somaliland oo Ka Furmay Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirka Maayirada Somaliland oo Ka Furmay Hargeysa
December 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa  (WJN)- Waxaa caasimada Somaliland ee Hargeysa si rasmi ah maanta uga furmay Shirweynaha maayirada gobolada Dalka.

Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen badi Maayirada dalka, Masuuliyiin ka kala socda Wasaaradaha Caafimaadka, Qorshaynta iyo Wasaarada arrimaha Gudaha, ayaa looga hadlayay nidaamka Siyaada maamul daadejinta Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS