WAJAALE NEWS

Madaxdhaqameed Iyo Aabaha Dhalay Marxuumkii Lagu Diley Muqdisho Oo Markale Fariin Udiray maamulka somaliya!.

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed iyo aabaha dhalay marxuum cabdinaasir Muuse dahable oo laba cisho ka hor si arxandaro ah loogu dilay muqdisho ayaa markale dalbaday in maydka marxuumka loosoo diro hargaysa

Sidoo kale aabaha dhalay ayaa sheegay in aanu muqdisho tagay balse uu dalbanayo in loo soodiro maydka inankiisa si uu u aasto.

Exit mobile version