HARGAYSA(W,N) Xuska Maalinta Socdaalka Aduunta ayaa laga Xusay somaliland kaasi oo ay kasoo qaybgaleen xubno ka Socday haayado caalamiya iyo masuuliyiinta haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha somaliland oo ka warbixiyay Dhalinyaro tiro badan oo reer somaliland oo dalka dib loogu soo celiyay.
HALKAN KA DAAWOMUUQAALKA WARKAN;