Maalinta Socdaalka Aduunka Oo Somaliland Laga Xusay Iyo Gudoomiyaha Haayada Qaxoontig&Barakacayaasha Jsl Oo ka Warbixiyay Tirada Dhalinyaro Dalka Dib Loogu Soo Celiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maalinta Socdaalka Aduunka Oo Somaliland Laga Xusay Iyo Gudoomiyaha Haayada Qaxoontig&Barakacayaasha Jsl Oo ka Warbixiyay Tirada Dhalinyaro Dalka Dib Loogu Soo Celiyay.
December 18, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xuska Maalinta Socdaalka Aduunta ayaa laga Xusay somaliland kaasi oo ay kasoo qaybgaleen xubno ka Socday haayado caalamiya iyo masuuliyiinta haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha somaliland oo ka warbixiyay Dhalinyaro tiro badan oo reer somaliland oo dalka dib loogu soo celiyay.

HALKAN KA DAAWOMUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS